Welcome!

East African Women

To be a part of this community group you had to:

  • Be at least 18 years old;

  • Be pregnant or the parent of a young child;

  • Have experience with mental health or substance use issues yourself or in your family, and be willing to talk about those experiences in a safe environment; and

  • Be able to attend 3 Community Group Meetings in June-August, 2023.

This community group was led by Bureeqo Dahir.

Soo dhawoow!

Kooxdan bulshada waxa hogaamiya Bureeqo Dahir.

Si aad qayb uga noqoto kooxdan waa inaad:

  • Ugu yaraan ahaataa 18 sano jir;

  • Aad tahay qof uur leh ama waalidka ilmaha yar;

  • Khibrad u leedahay arrimaha caafimaadka maskaxda ama isticmaal xumada ka dhalata daawooyinkaaga ama qoyskaaga, oo diyaar u ahow inaad uga hadasho khibradaada deegaan degan; iyo

  • Aad awood u leedahay inaad timaado 3 Kulan Kooxeed ee Bulshada laga bilaabo Juun-Agoosto, 2023.